Home Wararka Maanta Waqtiga ay dhaceyso Doorashada Guddoonka Baarlamaanka K/ Galbeed oo la shaaciyay

Waqtiga ay dhaceyso Doorashada Guddoonka Baarlamaanka K/ Galbeed oo la shaaciyay

Waqtiga ay dhaceyso doorashada Guddoonka Baarlamaanka Maamulka Koomfur Galbeed ayaa la shaaciyay sida lagu xusay warqad ka soo baxday Xafiiska Guddiga qaban qaabada doorashada Guddoonka.

Maalinta Arbacada soo socota oo 1da Bisha April ah ayaa la iclaamiyay inay dhaceyso doorashada Guddoonka Baarlamaanka Koonfur Galbeed, waxaana sida muuqata ay tahay arrin la dadajinaayo.

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com