Home Wararka Maanta Sheekh Shibli: Kufsiga iyo dilka midna lagama xaali karo

Sheekh Shibli: Kufsiga iyo dilka midna lagama xaali karo

Sheekh Maxamuud Maxamed Shibli oo ka mid ah Culima’udiinka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay kufsiga iyo dilka haweenka Soomaaliyeed loogu gaysto dalka.

Sheekh Maxamuud Maxamed Shibli oo la hadlay VOA ayaa si faah faahsan uga hadlay waxa shareecada ka qabto, marka haweenka lagula kaco kufsi ama inta la kufsado ka dibna la dilo.

Sheekha oo wax laga weydiiyay marka arrimaha noocaanoo kale, ay dhacaan in qoysasku bilaabaan inay ka wada xaalaan dhibtii dhacday waxa shareecada ka qabto ayaa sheegay in kufsi iyo dil wada socdaan, aan midna laga xaali karin.

Halkan kaga boggo wareysiga Sheekha

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com