Home Wararka Maanta Sharciyan Xukuumadda illaa intee ayay kusime ahaan kartaa?

Sharciyan Xukuumadda illaa intee ayay kusime ahaan kartaa?

Ka dib markii Madaxweynaha Somaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ka raagay/daahay inuu soo magacaabo Ra’iisal Wasaaraha xigga ayay su’aalo ka dhasheen xalaaltinimada shaqooyinka Xukuumadda KMG ee hawlaha Qaranka sii wadda.

Tan iyo markii Xildhibaanada Golaha Shacabka ay kalsoonida kala noqdeen Ra’iisal Wasaarihii Xukuumadda, Xasan Cali Khayre ayay Golaha Wasiirada meelmariyeen sharciyo badan, kuwaa oo qaarkood la dhaliilay wadada loo maray ansixintooda.

Sharciyaqaan Sakariye Yuusuf ayaa ka jawaabaya su’aalaha la xiriira illaa intee ayay kusime ahaan kartaa Xukuumadda mise meelmarin kartaa sharciyada Qaranka lagu haggayo?

Wareysi u Abukaate Sakariye Yuusuf siiyay BBC halkan kaga boggo.

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com