Home Wararka Maanta Bandow lagu soo rogay Magaalooyinka Puntland & Amaro la soo saaray

Bandow lagu soo rogay Magaalooyinka Puntland & Amaro la soo saaray

Maamulka Puntland ayaa shaaciyay inay bandow ku soo rogeen Magaalooyinka Maamulkaasi, si looga hortagga faafitaanka Coronavirus, kadib markii shir ay isugu yimaadeen madaxda Maamulkaasi.

Amarada Puntland ay soo saartay ayaa waxaa ku jira Bandow ka bilaaban doona 6:00 Maqribnimo illaa 5:00 Subaxnimo, waxaana la amray Ciidamada Puntland inay dhaqangeliyaan amarkaasi.

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com