Home Wararka Maanta Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Taliye Ku Xigeenka CXD & Taliyaha Ciidanka dhulka

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Taliye Ku Xigeenka CXD & Taliyaha Ciidanka dhulka


Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo   ayaa Digreeto uu soo  saaray ku Magacaabay Saraakiisha kala ah.

1- S/Guuto Mahamed Cali Bariise Taliye kuxigeenka CXDS 

2- S/Guuto Cabdihamid Maxamed Dirir Taliyaha Ciidanka Dhulka

Magacaabistaan ayaa ku soo aadeysa xilli dhawaan Taliyihii Ciidamada Xoogga dalka xilkii laga qaaday, loona dhiibay Sarkaal dhalinyaro ah.

Muddooyinkii dambe waxaa socday isbedelada Hay,addaha amniga dowladda uu ku sameynaayay Madaxweyne Farmaajo.

SHARE