Home Wararka Maanta Hanti Dhawraha Qaranka: Lacago aan la xisaabin ayaa ka maqan khasnadda dowladda

Hanti Dhawraha Qaranka: Lacago aan la xisaabin ayaa ka maqan khasnadda dowladda

Hanti Dhawraha Qaranka, Maxamed Maxamuud Afgooye ayaa waxaa uu shaaca ka qaaday in lacago aan la xisaabin ay ka maqan yihiin khasnadda Dowladda Federaalka Somaliya.

Hanti Dhawraha Qaranka ayaa sheegay in tani ku ogaadaan baaritaan ay sameeyan. Hanti Dhawraha ayaa wuxuu warkan ku sheegay qoraal ka soo baxay xafiiskiisa oo isagu uu ku saxiixnaa.

Qoraalka ayaa u qornaa:-

SHARE