Hannaan C/laahi (Hannaan Washington) oo ka mid ah fanaaniinta ku dhaqan Magaalada Muqdisho, ayaa waxay markaan soo qaaday hees cusub, oo loogu magac-daray (Dalanbaabi).
Heesta Dalanbaabi, ayaa waxaa loo sameeyay muuqaal qurux badan, oo looga soo duubay qaybo ka mid ah Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.
Daawo: Heesta Dalanbaabi