Home Wararka Maanta Dowladda Somaliya oo digniin soo saartay

Dowladda Somaliya oo digniin soo saartay

Dowladda Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa heegan buuxa galisay, kooxaha ka shaqeeya gurmadka deg degga iyo talisyada ciidanka booliska, iyadoo cabsi laga qabo roobab mahiigaan ah oo dabeylo wata inay ka da’aan dalka.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladu ka digeyso fatahaado horleh oo ka dhaca Soomaaliya,iyada oo la cabsi qabo inay da’aan roobab xoog leh.

SHARE