Home Wararka Maanta Liiska Xildhibaanada Baarlamaanka Jubbaland oo lagu dhawaaqay

Liiska Xildhibaanada Baarlamaanka Jubbaland oo lagu dhawaaqay

Guddiga Doorashooyinka Maamulka Jubbaland ayaa caawa ku dhawaaqay Liiska Xildhibaanada Labaad ee Baarlamaanka Jubbaland oo ay soo xuleen Odayaasha Dhaqanka Jubbaland.

Xildhibaanada ayaa ka kooban 75 Xildhibaan, balse laba ka mid ah ayaa shaacintooda waxa ay dib ugu dhacday arrimo farsamo sida xubnaha Guddiga ay sheegeen.

SHARE